E-Learning Course Library

Boggaan waxaad kahelee Takhasuska Tiknolojiyada ee iskugu jira bilow iyo dhamaad. Takhasusyada dhamaantood waxaa hoosyimaada koorsooyin badan ee lagu baranayo cilmiga kumbuyuutarka qeybihiisa kala duduwan.

Computer Literacy

Qaybtaan waxaa kuugu diyaar ah Koorsooyinka bilowga Computer-ka sida Windows 10, 11 iyo Microsoft Office.

Languages

Barashada luqadaha ayaa qaybtaan kuugu diyaar ah sida Luqada English-ka iyo arabic-ga.

Digital Marketing

Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Digital Marketing and Social Media Courses.

System Administration

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah Windows Server, Azure iyo Linux iyo kuwa kaloo badan.

Network Infrastructure

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah CompTIA N+, CCNA, CCNP iyo kuwa kaloo badan.

Cybersecurity

Baro sida loo sugo aminiga Aaalada, sida Koorsooyinka Certified ethical hacking iyo CompTIA Security+.

Cloud Computing

Koorsooyinka qaybtaan aad kahelayso waxaa kamid ah , Microsoft Azure, Amazon Web Services AWS.

Web Design

Baro sida loo dhiso website-yo casriya adoo adeegsanaya CMS sida WordPress, Elementor, WooCommerce.

Graphic Design

Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Canva, Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, & InDesign.

IT Support Pro

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah CompTIA ITF+, and A+.